(Sawirro) Duqa Muqdisho oo labo arrimood uga digay Ciidanka dowlada hoose ee Xamar

Duqa Magaalada Muqdisho ahna Gudoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Degaanka ee Dowlada hoose hoose ee Xamar. Ujeedka kulankani ayaa aha isla xisaabtan iyo la dagaalanka musuq maasuqa taasoo qeyb ka ah siyaasada duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish iyadoo … Continue reading (Sawirro) Duqa Muqdisho oo labo arrimood uga digay Ciidanka dowlada hoose ee Xamar